Weerar dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Boqortooyada Sacuudiga

Ugu yaraan 6 Ruux ayaa ku geeriyootey weerar ka dhacay Boqortooyada Sacuudi carabiya sida ay sheegeyaan Warbaahinta  gudaha oo soo xiganaya laamaha ammaanka dalkaas. Weerarka ayaa ka dhacay gobolka Al-Amoah oo ku yaalla koonfur galbeed dalkaas, waxaana wali ay Booliisku baadi goobeyaan raggii ka dambeeyey qaarkood oo baxsaday. Faahfaahin lagama bixin sababta iska horimaadka dhalisay … Continue reading Weerar dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Boqortooyada Sacuudiga